Yonis
Yahye
Yassine
Benjamin
Omar M. Al

Delete My Account

 

Somali: Account Deletion Request

Somali: Codsigga Akoon Tirista

Qaabka 1-aad: Toos u soo codso

Waan dareemi karnaa mararka qaar waxaa dhici karta inaad rabto in akoonkaaga gabi ahaanba laga tiro Guurnet sidaa daraadeed diyaar ayaan u nahay inaan taas kala shaqeeyno. Ogowse mar haddii akoonkaaga la tiro lama soo celin karo.

Sidaan yeel si akoonkaaga aan gabi ahaanba u tirno:

Si aan akoonkaaga u tirno fadlan email kaan noogu soo dir fariin aad ciwaan uga dhigtay "Akoonkeyga Tira" guurnet@gmail.com.

Waxaan tiri doonaa gabi ahaanba akoonkaaga oo ay ku jiraan, masawiradaada, emailkaaga, iyo wax kasta oo aad galisay Guurnet.

Qaabka 2-aad: Adigu iska tir

Waan dareemi karnaa mararka qaar waxaa dhici karta inaad rabto in akoonkaaga gabi ahaanba laga tiro Guurnet sidaa daraadeed diyaar ayaan u nahay inaan taas kala shaqeeyno. Ogowse mar haddii akoonkaaga la tiro lama soo celin karo.

Qaabka labaad waa inaad adiga iska tirto adigoo raacaya tilmaamahaan.

Tag profile kaaga kadibna ku dhufo Settings

Kadib ka dooro "Delete profile"

Waa lagu waydiin doonaa inaad galiso passworkaaga kadib gali oo tir akoonkaaga
Haddii aadan aqoon sida loo sameeyo fadlan nala soo xiriir si aan kaaga caawino.

Waa ku mahadsantahay Isticmaalka Guurnet

English: Account Deletion Request

Option 1: Direct and Informative

We understand that you may want to delete your account. Deleting your account is permanent and cannot be undone.

Here's how to proceed with account termination:

To initiate the account termination process, kindly email us the subject "Terminate My Account" to guurnet@gmail.com.
We will delete all your content, such as photos, emails, and other uploaded materials.
To initiate account deletion, please contact our support team at guurnet@gmail.com.

Option 2: Self-Deletion

Please note: Account deletion is irreversible.

To proceed with self-deletion, follow these steps:

Navigate to your profile and select "Settings."

Choose the option "Delete Profile."

You will be prompted to enter your password to confirm the deletion. If you require assistance with this process, please do not hesitate to contact us.

Thank you for choosing Gurnet.